Mabda’ iyo Qiime: Saldhigga Nolosha iyo Dhismaha Qoyska

Hordhac Alxamdulillaah, Allah SWT ayaa nagu mannaystay nimcada ugu weyn ee adduunka laga helo, taas oo ah nimcada Islaamka. Waa hadiyad ka qaalisan wax kasta oo dunidan yaal, kuna timid raxmaddiisa, naxariistiisa, deeqsinimadiisa iyo fadligiisa aan la soo koobi karin.…