Qoys Bile

Qoys Bile

Is fahamka iyo Is Asturka Qoyska Waqtiga Adag

Marka aynu ka hadlayno qoyska, qoysku waa saldhigga ay bulshadu ka bilaabato, waana wadnaha ummadda. Sidoo kale, waa hantida ugu muhiimsan ee ay wada leedahay bulsho meel ku wada nool. Haddii qoysku ku dhisan yahay xiriir caafimaad qaba, ixtiraam, wada-shaqayn,…