Guurku waa saldhiga bulsho ka dhaqaaado Haduu guurku bulshadaa noqdo mid guulaysa Bulshaduna waa guulaysataa Allaah wuxuu ku Qeexay balan la galo waa mida ugu adag maxaa Yeelay masuuliyada dul hogonayso daraadeed Waxaana dhasha xiriir qoto dheer oo ku dhisan Nabad naxariis deeqsinimo is aaminaad jacayl lyo isu tanaasul soomara marxalado kala duwan Waxaana u kala saarnay sadex xaaladood oon Qeexi doono bilow dhex iyo guul la harsado. 1 Marxalada aasaaska 2 ls faham iyo wada shaqayn 3 Mirihii sabarka oo la harsanaa
